Mashruuca -Caawinaad
Mashruuca Caawinaad wuxuu bulshada Soomaaliyeed ee dalka Finland deggan ka wacyigalinayaa arimaha iyo khatarta koronaha. Mashruucu wuxuu la shaqeynayaa bulshada qeybaheeda kala duwan. Wuxuuna bixinayaa eeg caawinaad telefoon lacag la’aan ah. Sidoo kale wuxuu soo saari doonaa wacgigalin kala duwan oo dhinaca media.da kala duwan khuseysa.
Fadlan soo wac adeegga mashruuca Caawinaad ee telefoonka lacag la’aanta ah arimaha korona
Talosiinta waxaad ku heli doontaa luuqada Af-Soomaaliga:
Isniinta, Talaadada iyo Arbacada
Saacadaha: 09:00 ilaa 12:00 iyo 13:00 ilaa 14:00
Lambarka 0800302140
Adeegga telefoonku wuxuu bixiyaa talosiin ku saabsan welwelka iyo su’aalaha laga qabo arrimaha korona iyo bad-qabka bulshada, wuxuuna kugu hagi doonaa meelaha kale eed adeeg iyo talosiin sax ah ka heleyso.
Mahadsanid
flyersomali
Suomi-Somalia seura ry ja Länsi-Suomen Somaliseuran Caawinaad hankkeen kick-off -tilaisuus järjestetään 12.08.2020 klo. 13:00-15:00 Globaalikeskus, Siltasaarenkatu 4, 7 kerros. Hanke on saanut rahoitusta STEA:lta ja sen tarkoituksena on auttaa somaliyhteisöä koronaviestinnässä sekä neuvonnassa. Hanke tulee tarjoamaan puhelinpalvelua sekä asiantuntijaneuvontaa. Lisää tietoa hankkeesta löytää: 
